HomeAll newsWeeraro ka dhan ah Ciidanka Uganda iyo Dowladda Federaalka ah.

Weeraro ka dhan ah Ciidanka Uganda iyo Dowladda Federaalka ah.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Xalay Weeraro ka fuliyay Gobalada Shabeelaha hoose iyo Shabeelaha dhexe.

Rag hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa weerar ku ekeeyay Ciidan Ugandheys ah  oo Fariisin ku leh Degaanka Buur Colow oo u dhaw Magaalada Baraawe.

in mudda ah ayuu halkaa Dagaalku ka socday faah faahina kama anaan helin inta uu la eg yahay haddii Khasaare ka dhashay.

Geesta kale weerar qarax loo adeegsaday oo ka dhacay Degaanka Cali Fooldheere ee Gobalka Shabeelaha dhexe waxaa lagi dilay 2 Askeri oo ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Federaalka ah halka laba kalena lagu dhaawacay.

Mas’uuliyadda qaraxaas waxaa sheegatay Xarakada Shabaabbul Mujaahidiin,

Halkaan ka dhegeyso wara=ka weerarada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular