HomeAll newsWaa kuma Askeriga Madaxiisu Weel Raashin lagu shubo karo u ekaaday?

Waa kuma Askeriga Madaxiisu Weel Raashin lagu shubo karo u ekaaday?

Qaraxyada iyo Weerarada kale ee ay Xarakada Shabaaabul Mujaahidiin la beegsato Madaxda iyo Ciidamada Dowladda Federaalka ah  marka laga soo tago Xubnaha lagu dilo waxa jira kuwo lagu naafeeyo kadibna Maamulku uu dayaco ehelkooduna ku dhibtoodaan

Cabdisamad Maxamed waxa uu ahaa arday Jecel askernimo laakiin aakhirkii waa eeday arintaas kadib markii Xera nac nac oo ku taal Muqdisho uuna tababar ku qaadanayay Xarakada Shababul Mujaahidiin Qarax al beegsatay.

waxaa gaaray dhaawacweyn oo uu mudda la jiifay. wax daryeel ahna kama helin Dowladda Federaalka ah oo uu ka tirsanaa sida ay sheegtay Habaryartiis oo soo korsatay hadana culeyskiisu dusha ka saaran yahay.

Muuqaalka Cabdisamad ayaa ah mid laga argagaxayo maxaa yeelay Madaxiisa waxaa ka qodan God weyn oo weelashii Geedaha laga qoray oo u qaab eg.

sida sawiradkiisa ka muuqata in badan oo Maskaxdiisa ka mid ah ayaa daadatay waxaana iminka lagu riixayaa Kursiga Cuuryaamiinta loogu tala galay.

Halkaan ka dhegeyso Warbxinta Askeriga Naafoobay

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular