HomeAll newsVideo: Dagaalkii Lagu Kala Baxay Ee Ceel-La-Helay.

Video: Dagaalkii Lagu Kala Baxay Ee Ceel-La-Helay.

Mu’asasada Al-kata’ib oo ah garabka warbaahineed ee XSHM ayaa baahisay goor dhow muuqaalka dagaal 2 todobaad ka hor ka dhacay degaanka Ceel-la-helay ee wilaayada Galgaduud.

Muuqaalka waxaad ku daawan kartaa sida uu u dhacay dagaalka iyo natiijadiisa, waxaa la arkayaa hub, rasaas, gaadiid iyo maxbuus laga qabtay DF.

Halkan daawo Filimka
ama halkan ka degso
ku daawo Facebook

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular