HomeAll newsSawirro: Sida Ay Diyaaraduhu U Duqeeyeen Jilib & Bu'aale.

Sawirro: Sida Ay Diyaaraduhu U Duqeeyeen Jilib & Bu’aale.

Diyaaradaha dagaalka ayaa si ba’an u duqeeyay xarumo ganacsi, guryo shacabku daggan yihiin iyo xarumo waxbarasho oo lagu barto Qur’aanka kariimka.

Diyaaradaha duqeynta geystay oo ah kuwa Mareykanka ayaa beegsaday shirkadda korontada magaalada Jilib, dugsi iyo guryo shacab, waxaana ku dhaawacmay 8 qof oo caruur u badan, sidoo kale burbur hantiyeed ayaa ka dhashay.

Dhanka Bu’aale waxay duqeeyeen guryo shacab iyo dugsi qur’aanka Abuubakar, balse cid wax kuma noqon marka laga yimaado burbur.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular