HomeAll newsSawiro Duqeyn Maraykanku ka geystay Magaalada Jilib. All newsWararka Gudaha Sawiro Duqeyn Maraykanku ka geystay Magaalada Jilib. By Sacad October 10, 2023 0 12 Share FacebookTwitterWhatsAppTelegramCopy URL Maraykanka ayaa Xalay Duqeyn ka geystay Magaalada Jilib ee Wilaayada Jubbooyinka taasoo lala beegsaday guryo Dad Shacab ah ay degan yihiin iyo Xarunta Shirikadda Magaalada Korontada siineysay. Nin ka mid ahaa Shaqaalaha Korontada ayuu Maraykanku duqeynta ku dilay waxaana jira dad kale oo Shacab ah oo ku dhaawacmay duqeynta. Sawirada hoose waxaa ka muuqda Xarunta Korontada oo weli qaybo ka mid ah gubanayaan Guryo,Shacab leeyihiin oo la burburshay iyo Caruur Maraykanku gentalaaha uu ridayay ku dhaawacay. Share FacebookTwitterWhatsAppTelegramCopy URL Previous articleBarnaamijka Dhacdooyinka Dunida 25-03-1445.Next articleVideo: Daawo Rayidka Ay Duqeeyeen Diyaaradaha Mareykanka Iyo Kuwa Kenya. Sacad RELATED ARTICLES All news Tarump oo ku Guuleystay Xilka Madaxtinimada Mareykanka.[DHAGEYSO FALANQEYN] November 6, 2024 All news Itoobiya oo Sheegtay in Al-Shabaab ay Halis ku Tahay Amniga Dowladaha Geeska Afrika. November 6, 2024 All news Maamulka Puntland oo Garacad ku Weeraray Dad Kalluumeysato ah. November 6, 2024 LEAVE A REPLY Cancel reply Comment: Please enter your comment! Name:* Please enter your name here Email:* You have entered an incorrect email address! Please enter your email address here Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. Most Popular Tarump oo ku Guuleystay Xilka Madaxtinimada Mareykanka.[DHAGEYSO FALANQEYN] November 6, 2024 Itoobiya oo Sheegtay in Al-Shabaab ay Halis ku Tahay Amniga Dowladaha Geeska Afrika. November 6, 2024 Maamulka Puntland oo Garacad ku Weeraray Dad Kalluumeysato ah. November 6, 2024 Nuur Xuseen: “Dowladda Fedaraalka Waxay ku Takrifashay Hantida Dadweynaha” November 6, 2024 Load more