Dowladda Maraykanka oo adeegsanaysa Diyaaraada aan duuliyaha lahayn ee Gentaaluhu saara yihiin ayaa Xalay Duqeyn ka geysatay Magaalada Bu’aale ee Gobalka Jubada dhexe waxayna beegsatay Madaraso lagu Barto Diinta Islaamka.
Madarasada ayaa lagu magacaabaa Abuubakar Sadiiq waxaana sawirada laga soo qaaday muujinayaan Bur burka gaaray