HomeAll newsSawiro/Dhegeyso Banaanbax Reer Falastiin lagu taageerayo oo Hiiraan ka dhacay. All newsWararka Gudaha Sawiro/Dhegeyso Banaanbax Reer Falastiin lagu taageerayo oo Hiiraan ka dhacay. By Sacad October 22, 2023 0 9 Share FacebookTwitterWhatsAppTelegramCopy URL Isu soo bax lagu Muujinayo Sida Dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan u Garab taagan yihiin Walaahooda Falastiiniyiinta ah Loogana soo horjeedo Yahuudda ayaa ka dhacay Magaalada Buq aqable ee Gobalka Hiiraan. qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa Isugu yimid Fagaaraha ku yaal Buq aqable kuwaasoo ay ku jiraan Culu’maa u Diin, Hogaamiyaal dhaqan, Ganacsato, haween iyo Caruur intaba. Goota waxaa laga jeediyay hadalo lagu dhiiri gelinayo Falastiiniyiinta iyo kuwa Yahuudda lid ku ah. Dadka isu soo baxaan ka hadlay waxaa ka mid ah Sheekh Axmed, dheere oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka, Ugaaska Beesha Gaal Jecel Ugaas Xuseen Ugaas Cabdullaahi ugaas Muxumad iyo xubno kale, Ugu dambeyntii Fagaaraha ayaa lagu gubay Calanka Foosha xun ee Yahuudda. Halkaan ka dhegeyso isu soo baxa buq aqable Share FacebookTwitterWhatsAppTelegramCopy URL Previous articleBarnaamijka Dhacdooyinka Dunida 07-04-1445.Next articleDhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 08-04-1445 Sacad RELATED ARTICLES All news Tarump oo ku Guuleystay Xilka Madaxtinimada Mareykanka.[DHAGEYSO FALANQEYN] November 6, 2024 All news Itoobiya oo Sheegtay in Al-Shabaab ay Halis ku Tahay Amniga Dowladaha Geeska Afrika. November 6, 2024 All news Maamulka Puntland oo Garacad ku Weeraray Dad Kalluumeysato ah. November 6, 2024 LEAVE A REPLY Cancel reply Comment: Please enter your comment! Name:* Please enter your name here Email:* You have entered an incorrect email address! Please enter your email address here Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. Most Popular Tarump oo ku Guuleystay Xilka Madaxtinimada Mareykanka.[DHAGEYSO FALANQEYN] November 6, 2024 Itoobiya oo Sheegtay in Al-Shabaab ay Halis ku Tahay Amniga Dowladaha Geeska Afrika. November 6, 2024 Maamulka Puntland oo Garacad ku Weeraray Dad Kalluumeysato ah. November 6, 2024 Nuur Xuseen: “Dowladda Fedaraalka Waxay ku Takrifashay Hantida Dadweynaha” November 6, 2024 Load more