HomeAll newsMas'uul ka tirsanaa Dowladda Federaalka oo Sababata Ciidankooda loo laayo ka hadlay.

Mas’uul ka tirsanaa Dowladda Federaalka oo Sababata Ciidankooda loo laayo ka hadlay.

Abuukar Carmaan oo horay u soo Noqday Ergayka Dowladda Federaalka ah ee Dalka Maraykanka ayaa sheegay in istaariijiyad xumo Ciidan ay haysato Dowladda Federaalka ah.

wuxuuu sheegay in ay hadya goor maqlaan Ciidan Meel la geeyay dabeedna Xarakada Shababul Mujaahidiin soo weerartay oo eber laga dhigay Gaadiidkii ciidankuna noqday wax laga furtay iyo wax la gubay.

Sababta loogu duulay Wilaayada Galgaduud ayuu ku sheegay iyadooo la baadi goobayo machadan Yuraaniyaam ee qaaliga ah.

Halkaan ka dhegeyso warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular