HomeUncategorizedDhegeyso weerarada Duufaanta Al aqsaa iyo fashilka ku yimid Sirdoonka Yahuudda.

Dhegeyso weerarada Duufaanta Al aqsaa iyo fashilka ku yimid Sirdoonka Yahuudda.

Weerarada Falstiiniyuuntu ku qaadeen GumeysysahaYahuudda ayaa Caalamka si weyn looga hadal hayaa waxyaabaha la falanqeynayana waxaa ka mid ah Fashilka ku yimid Sirdoonka Yhauudda ee la buun buuini jiray iyo sida Flastiniyiinta Xoriyad Doonka ahu uga gaashaanteen.

Yaasiin Xasan Rooble oo ah Falanqeeye u dhuun Daloola arimaha wadama Carbeed ayaa si qota dheer uga haday Weerarka Yahuudda lala beegsaday.

wuxuu soo hadal qaaday sida Reer Galbeedku isu garab taagaan Yahuudda iyo daciifnimada ay Muujiyeen Dowladaha Carbeed.

Halkaan ka dhegeyso Codka Aqoon yahaka uufaanta Al aqsa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular