HomeAll newsDhegeyso Putland oo laga cabsi qabo in ay laba Madaxweyne Yeelato.

Dhegeyso Putland oo laga cabsi qabo in ay laba Madaxweyne Yeelato.

Xiisad Siyaasadeed ayaa ka taagan Magaalooyinka waaweyn ee Maamul Gobalerdka Puntland ka arimiyo sida Boosaaso iyo Garowe.

Mucaaradka Puntland ayaa qorsheynaya in dhawaan Garowe ay ku yeeshaan Kulan ay kaga arinsanayaan sidii ay u wiiqi lahaayeen Madaxweynaha u gogol Xaaraya in si Xeeladeysan uu Mar kale Kursiga ku haynto ee Puntand Siciid Cabdullaahi Danni.

Murushax Madaxweyne Maxamed Cabdiraxmaan Faroole oo soo gaaray Garowe wuxuu sheegayaa in Ciidamada Danni ay taageerayaashiisa u diideen in ay yimaadaan Garoonak Diyaaradaha ee Garowe si ay u soo dhaweeyaan.

Ciidamo badan oo Taabacsan Murushaxaan ayaa Magaalada xirtay si uu guduheeda Khudbad uga jeediyo oo aysan u horjoogsan kuwa Danni Taabacsan.

Iminka Magaalada Boosaaso waxay leedahay laba duq Magaalo is bar bar yaac ka dhashay Doorashooyinak Golaha Degaanka ee Magaaladaas Awgeed.

waxaa laga baqayaa in hadii sidaan Xaalku ku sii sodo Puntland ay yeelato Laba Madaxweyne oo iska soo horjeeeda.

Halkaan ka dhegeyso  Xiisadda Siyaasadeed ee Puntland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular