HomeAll newsDhegeyso: Dowladda Federaalka ah oo Sheegtay ina askartooda Diin ahaan gabdhaha loogu...

Dhegeyso: Dowladda Federaalka ah oo Sheegtay ina askartooda Diin ahaan gabdhaha loogu diido.

Askarta Dowladda Federaalka ah oo caan ku ah in ay Shisheeyaha ka bar Barbar Dagaalamaana Maandooriyahana Isticmalaan ayaa Bulshada ka dhex noqday Tuke Cambaar leh.

Saraakiisha Dowladda Federaalka ah waxay sheegayaan In Marka askeri ay Gabar u doodaan ay Waalidkeed diidmo kala kulmaan.

Saraakiishu waxay sheegeen  in dad ku yhiin kuwo baraarugsan oo og halka halka uu Diinta Islaamka ka joogo qofka aan tukan askartuna yihiin kuwo aan Cibaadada ehel u ahayn.

“Askeri ayaan Gabar u doonahay markaasaa aabaheed wuxuu nagu dhahahy Nin askeri ah Gabar ku darsamaa maxaa yeelay Gaal weeye” ayuu yiri Sarkaal hoosaad lagu Magaacabo Abuukar oo Saxaafadda la hadlay.

     Halkaan ka dhegeyso Warbixinta Askarta ku saabsan

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Asc.ww. askariga soomaliyeed, gaal baa taba bararay.
    .askariga soomaliyeed waxaa loo soo tababaray inuu dalka diinta iyo dadkeena lugu qabsado.
    Diinta dalka iyo dadka ma alshabab kaliya ayaa leh.
    Askariga soomaliyeed iyo inta soo dirtay ee kugumaysi waqtigaan wato waxay dhumiyeen xaggii ay dadlka, diinta iyo dadkeena ku lahaayeen. Meeshii lagu arka hagu dilo, iskadaa gabar siin e.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular