HomeAll newsDhegeyso Askar kale ka soo bad baaday Dagaalki Cows weyne oo...

Dhegeyso Askar kale ka soo bad baaday Dagaalki Cows weyne oo Alshabaab isu soo dhiibay.

Tan iyo Markii uu dhacay Dagaalkii Cowsweyne  26 08 2023 lagu jebiyay Ciidamada Dowladda Federaalka ah waxaa isi soo tarayay askarta weerarkaa ka bad baaday oo Dalka ka tegaya, kuwo Gudaha Muqdishoku dhuumaaleysanaya iyo kuwa isu dhiibaya Xarakada Mujaajidiinta Alshabaab..

Iminka Waxaa Mar kale Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan lagu soo bandhigay laba askeri oo ka soo goosatay Dowladda Federaalka ah kuwaasoo muujiyay sida ay uga go’an tahay in aanay askerinimo dambe ku noqon.

waxay sheegeen in Cowsweyne ilaa Moqori ay lugeynayeen mudda dheerna ay ku soo jireen socodka waxaana midkood sheegayaa in uu caga bananaanaa Maadaama uu kobihiisa ka soo cararay.

waxay si qota dheer uga sheekeeeen sidii Cowsweyne wax uga dhaceen arinkaa oo ay ku micneeyeen mid argagax leh.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa horay u sheegtay in Dagaalkii Cows weyne ay ku dishay 178 askeri oo u badan kuwa gor gor la yiraahdo ee Turkigu tababaray waxaana dagaalkaasu sababay in ay  Ciidamada Dowladda Federaalku ka baxaan Degaano badan oo Wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud ka tirsan kuwaasoo ay horay Duulaan ugu tageen.

Halkaan ka dhegyso askar ka bad baaday Dagaalkii Cows weyne.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular