Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Bayaan ay soo saartay waxay ku Muujisay sida ay garab taagan tahay Muslmiinta Fastiin ee dhawaan qaaday weerada ay kagu aargudanayaan Yahuudda ayna ku xoreysanayaan Dhulka laga haysto.
Baykaanka ka soo baxay Xarakada Shababaul Mujaahidiin ayaa lagu yiri “Waxaa inoo soo gaaray wacdaraha howlgalka Duufaanta Al-Aqsaa, oo ay la socdaan takbiirta, tahniyadda iyo hambalyada, noomana cuntunto – mowqifkan guusha weyn laga gaaray Yahuudda uu Allaah u carooday, murugada iyo dulligana u kulantay Yahuudda iyo walaalahooda Saliibiyiinta- inaan dib uga dhacno inaan walaalaheena Mujaahidiinta Filastiin u hambalyeyno, uguna tahniyadeyno qazwadan bishaarada xambaarsan, oo aan salaan u dirno dhamaan geesiyaasha, halyeeyada iyo Muraabidiinta ribaadka kaga jira dhulka barakeysan, dhamaantoodana waxaan ku leenahay: Alle kheyr ha idin kaga abaalmariyo umadda Islaamka, hana idin kaga mahad noqo Jihaadka iyo howsha wanaagsan ee aad qabateen, waxaad shaafiseen quluubta mu’miniinta, Muslimiinta meel weliba oo ay joogaanna waxay ku farxeen inaad gacanta la gaarteen oo aad ka qisaasteen Sahaayinada mujrimiinta ah, islamarkaana dhadhansiiseen cadaab xanuun badan, maadaama gacmahooda quurnka ah ay sanado badan ku geysteen xadgudub iyo collaad” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.