Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 08 04-1445, oo waafaqsan 23 -10-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir
Kusoo biir Telegramka Al-furqaan oo hawada dib ugu soo laabtay siina faafi, Mahadsanid: https://t.me/Alfurqaan143
Asc
Telegramkii maxaa
ku dhacay?