HomeAll newsDhageyso Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Ku Socda Yahuuda.

Dhageyso Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Ku Socda Yahuuda.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalka tan iyo shalay ka socda dhulka muslimiinta ee Falastiin kaasoo yimid kadib markii ay muqaawamadu weerareen dhulal ay xoog ku haysato Yahuuda.

Dagaalka ayaa sidoo kale saameeyay dhulal ka baxsan Qaza oo ay Yahuudu isku degaameysay waxaana kamid ah magaalada caasimadda u ah.

HOOS KA DHAGEYSO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Halkan Ka Degso Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular