HomeAll newsDhageyso Sh/Abuu Cabdalla oo Ka Hadlay Duqeymaha Jilib, Saakow & Bu'aale.

Dhageyso Sh/Abuu Cabdalla oo Ka Hadlay Duqeymaha Jilib, Saakow & Bu’aale.

Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka Sheekh Maxamad Abuu Cabdalla ayaa faahfaahin ka bixiyay duqeymo ay diyaaradaha Mareykanku ka geysteen saacadihii lasoo dhaafay magaalooyinka Jilib, Bu’aale iyo Saakow.

Wuxuu soo bandhigay tirakoobka waxyeellada duqeymaha, wuxuuna sheegay in hadafka ay Mareykanka iyo Kenya ka leeyihiin uu yahay aargoosi loo aarayo Yahuuda Falastiin la isaga dhicinayo.

Sheekh Abuu Cabdalla ayaa sheegay in diyaaraduhu duqeeyeen xarumo ganacsi, waxbarasho iyo guryo rayidku daggan yihiin, wuxuuna diray farriimo kala duwan.

Halkan Ka Degso Kalimadda Sheekh Abuu Cabdalla

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular