Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arboco ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 26-03-1445 oo waafaqsan 10-10-2023, dhuuxa waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.