Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 24-03-1445 oo waafaqsan 08-10-2023, dhuuxa waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.