Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 21-03-1445 oo waafaqsan 05-10-2023, dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.