Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 09-04-1445 oo waafaqsan 23-10-2023, dhuuxa waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 23 10 2023