HomeAll newsDegdeg: Diyaaradaha Mareykanka oo Duqeyn Bahalnimo Ah Ka Geystay 3 Magaalo oo...

Degdeg: Diyaaradaha Mareykanka oo Duqeyn Bahalnimo Ah Ka Geystay 3 Magaalo oo Jubbooyinka Ah.

Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa habeenkii xalay si ba’an u duqeeyay magaalooyinka Saakow, Jilib iyo Bu’aale oo ka wada tirsan wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka.

Diyaaradaha ayaa beegsaday xarumo ganacsi oo ay kamid yihiin shirkadaha ganacsiga, goobaha waxbarashada iyo guryaha dadka shacabka.

Waxaa jira khasaare nafeed oo shacabka soo gaartay iyo burbur hantiyeed oo xooggan. Goor dhow ayaan idiin soo gudbin doonnaa xogta oo dhammeystiran iyo sawirro laga soo qaadayo goobaha la duqeeyay.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular