HomeAll newsDhegeyso Askeri ka bad baaday Dagaalkii Cowsweyne oo Wilaayada Hiiraan isu...

Dhegeyso Askeri ka bad baaday Dagaalkii Cowsweyne oo Wilaayada Hiiraan isu dhiibay.

Askeri ka bad baaday Werarkii horay uga dhacay Degaanka Cows weyne ee Gobalka Galgaduud halkaasoo Xarakada Shababaul mujaahidiin ku laysay Ciidamo badan oo ka tirsanaa Dowladda Federaalka ah ayaa iminka isu soo dhiibay Maamulka Xarakada Shababaul Mujaahidiin ee Gobalka Hiiraan,

Cabdullaahi Saalax Abuukar waxa uu ka sheekeeyay dhibaatadii qabsatay Xilli subax ah waxaanuu sheegay in Markii qaraxu dhacay  dabeyshiisu qaaday oo Geed ku dhex riday kadiban uu cagaha wax ka dayay asigoo ka oo ka tegay wax kale iska daayee qorigii in uu ku dagaalamo loo siiyay.

waxa uu tilmaamay in Rafaad dheer kadib oo dhanka Muqdisho aaday gadaasheedna uu soo gaaray Buulo Burde kadibna u soo gudbay Degaanada Xarakada Shababaul Mujaahidiin ay ka taliso aadna loo soo dhaweeyay.

Halkaan ka dhegeyso Codka Askeriga.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular