Wararka ka imaanaya dalka Maali ayaa ku waramaya, in ciidamada Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ay fuliyeen weerar kamiin ah, kaas oo lagu beegsaday kolonyo wadajir ah oo ay la socdeen maleeshiyaadka Murtazaqada Fagnar ee uu Ruushku soo taba bartay iyo askarta xukuumadda Maali.
Weerarkaan kamiinka ah ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay inta u dhaxeysa degaanka Bandiyagaara iyo Mandiqadda Seyfaari oo kawada tirsan dalka Maali, waxaana weerarkaan ka dhashay khasaare kala duwan oo naf iyo maalba leh, kaas oo gaaray ciidanka Murtaqazada ah iyo kuwa xukuumadda Bomako.
War kasoo baxay Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin islamarkaana ay baahisay Mu’assasada Az-Zallaaqah ayaa lagu xaqiijiyay, in weerarkaan xooggan ee dhabba-galka ah lagu dilay ugu yaraan 9 askari oo katirsan ciidanka xukuumadda Maali, iyo mid kamid ah Maleeshiyaadka calooshood-ushaqeystayaasha Fagnar ee uu Ruushku taba bartat.
Sidoo kale waxaa warka kasoo baxay Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin lagu sheegay, in kamiinkaan lagu gubay 3 kamid ah gaadiidki ay wateen ciidankaan huwanta ah ee ku socdaalayay qeybo kamid ah dalka Maali.
Marka laga yimaado khasaaraha dhimasho ee gaaray ciidankaan huwanta ah, waxa ay Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin sheegeen in dhankooda howlgalkaan lagaga dilay 1 askari, loogana dhaawacay 3 kale,
Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin Wal Muslimiin ee ku xiran urur weynaha Al-Qaacidda ayaa camaliyaadkooda ku ballaariyay dalalka Burkina Faso, Niger Maali, iyo kuwa kale oo dhaca saxaraha iyo Saaxilka Africa, arrinkaas oo banaanka soo dhigay fashilka shisheeyaha jinsiyadaha kala duwan ee duullaanka ku jooga Mandiqadda, kuwaas oo hadda billaabay iney iyagoo jabay dalka isaga cararaan.
Maleeshiyaadka Murtazaqada Fagnar iyo ciidanka xukuumadda Maali ayaa dhibaato adag ku haya dadka Muslimiinta ah ee ku nool dalka Maali, iyo wadamada dariska ah, waxaana ciidankaan lagu xusuustaa gabood fallo xanuun badan oo ay kula kaceen dadka abriyada ah.
Mid kamid ah Ahdaafta ay u dagaallamayaan guud ahaan Mujaahidiinta ayaa ah u gar gaaridda dadka dufacada ee Masaakiinta ah, kuwaas oo dhibaato adag kala kulmaya shisheeyaha kusoo duulay wadamada Muslimiinta.
Mujaahidiinta Nusratul Islaam Wal-Muslimiin oo ka duulaya arrinkaas ayaa waxay si gaar ah u beegsadeen Maleeshiyaadka calooshood-ushaqeystayaasha Fagnar ee uu Ruushku soo taba bartay, dhawaan ayayna aheyd markii ay Murtazaqadaan la kulmeen weerarkii ugu xooggaanaa oo lagu daah furay camaliyaad Nafhurnimo ah, intaa kadibna ay xigeen rag Inqimaasiyiin ah oo khasaare culus dhabarka u saariyay shabakaddaan taabacsan Ruushka ee dhibaatada ku heysa Muslimiinta ku dhaqan dalka Maali.
Dhawaan ayay aheyd markii hey’adda Qaramada Midoobey ay soo saartay War-Saxaafadeed ay ku sheegtay in sanandkii lasoo dhaafay oo kaliya ay ciidamada xukuumadda Maali iyo kuwa shisheeye ee duullaanka ku jooga dalkaas dileen ugu yaraan 500 oo ruux oo rayid ah, waana qeyb yar oo kamid ah tacaddiyada ay ku kaceen ciidankaan huwanta ah.