HomeAll newsVideo: Dagaal Ka Dhacay Duleedka Bacaadweyne Ee Wilaayada Mudug.

Video: Dagaal Ka Dhacay Duleedka Bacaadweyne Ee Wilaayada Mudug.

Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu soo bandhigay dagaal todobaadyo ka hor ka dhacay degaanka Gadaay ee duleedka Bacaadweyne.
Waxaa muuqaalka lagu arkayaa ciidanka Al-Shabaab oo baacsanaya askar katirsan dowladda Federaalka, waxaana dagaalka DF looga dilay ku dhowaad 15 askari.

Waxyaabaha yaabka leh ee filimka ku jiro waxaa kamid ah in dagaalyahan Al-Shabaab ah uu kaligii eryanayo kudhawaad 10 askari oo ka tirsan DF.

Ciidanka DF ee ka dagaalama qeybo kamid ah Mudug ayaanan joogi karin

Halkan ka daawo Video-ga
ama halkan ka degso

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular