HomeAll newsDhegeyso diiradda jimcaha oo looga hadlay mawliidka

Dhegeyso diiradda jimcaha oo looga hadlay mawliidka

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay Mawliidka

 

Diiradda-Jimcaha-29-09-2023

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular