HomeAll newsDaawo: 650 Askari oo DF 20 Weerar Looga Dilay 2 Bilood Gudahood.(Warbixin...

Daawo: 650 Askari oo DF 20 Weerar Looga Dilay 2 Bilood Gudahood.(Warbixin Muuqaal ah)

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa warbixin muuqaal ah ka diyaarisay, natiijada dagaallo muddo 2 bilood ah dhex maray Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo Dowladda Federaalka.

Warbixinta ayaa soo bandhigeysa 20 weerar oo waaweyn oo dhacay 2 bilood gudahood, kuwaas oo DF looga dilay 650 isugu jira askar iyo saraakiil.

Halkaan Ka Daawo Warbixinta Muuqaalka ah ee Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan. 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular