HomeAll newsWar-saxaafadeed Rasmi ah : Khasaare culus oo ka dhashey dagaalkii Coosweyne.

War-saxaafadeed Rasmi ah : Khasaare culus oo ka dhashey dagaalkii Coosweyne.

War saxaafadeed goordhow kasoo baxay taliska ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu faafahiyay khasaarha horudhac ah ee ka dhashey dagaalkii Coosweyne.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay sheegtay in dagaalka Coosweyne ku dishey 178 askari oo katirsan ciidamada Dowladda federaalka, khasaaraha ayaana ah mid horudhac ah.

Halkan ka dhagayso War saxaafadeed dagaalkii Coosweyne

Halkan ka akhriso bayaanka Cagmarinta saldhigyada Ciidamada Dowladda federaalka ee Cawsweyne

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular