Dalka Maraykanka oo dad badan oo muslimiin ah ka aaminsanyihiin inuu yahay astaanta iyo horumarka, cidii tagtana ay leedahay mustaqbal wanaagsan, arinkaas oo ay warbaahintu maanka dadka ku abuureen ayaa marka si dhow loo fiiriyo waxaa ka jira arin sidaas ka duwan.
Maandooriyaha iyo isdilka ayaa dalka Maraykanka ku faafay sanadihii tagay, waxaana jirin asaaliib iyo nidaamyo dowladeed oo arimahaas xakameyn kara.
Halkan ka dhagayso warbixin ku saabsan isdilka iyo daroogada Maraykanka.