HomeAll newsSaraakiishii hogaaminaysay dagaalka ka socda Muqdisho Oo la dilay.

Saraakiishii hogaaminaysay dagaalka ka socda Muqdisho Oo la dilay. [BAYAAN]

Taliska ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goordhow soo saaray bayaan uu kaga warbixinayo dagaalka ka socda duleedka degmada Dayniile ee dhexmaraya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda federaalka.

Waxaa lagu sheegay in dagaalka lagu dilay labadii sarkaal ee hogaaminaysay, sidoo kalena ay jiraan khasaare culus oo dhabarka loo saariyay askarta Dowladda federaalka.

Dagaalka ayaa weli socda welina lama helin faafaahin intan ka badan, ilo wareedyo ayaa tilmaamaya in saraakiisha dagaalka lagu dilay uu kamid yaahy Cabdi-xakiin Xuseen Xasan oo loo yaqaano Indho-ceel, kaasoo ah taliyaha howlgelinta ciidamada Duufaan.

Halkan ka akhriso bayaanka oo PDF AH.

Halkan ka dhagayso bayaanka Bayaan dagaalka ka socda duleedka Deyniile

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular