HomeAll newsHalka uu dhaco deegaanka Coosweyne iyo Ahmiyadda uu leeyahay.

Halka uu dhaco deegaanka Coosweyne iyo Ahmiyadda uu leeyahay. [DHAGAYSO]

Deegaanka Coosweyne ee gobolka Galgaduud ayaa saaka marti geliyay dagaal culus oo lagu kala baxay, kaasoo kahsaare lixaad leh lagu gaarsiiyay ciidamada Dowladda federaalka.

Hadaba ahmiyadda uu leeyahay deegaankan iyo halka uu dhaco waxaa ka waramaya wariye Cabdullaahi Soomaali oo marar badan safarro shaqo ku tagay deegaankaas.

Halkan ka dhagayso Halkee-buu-dhacaa-deegaanka-Cosweyne.mp3

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular