Dowro Diini ah oo muddo socatay ayaa loo soo gaba gabeeyay Saraakisha Xisbada Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan taasoo lagu qaatay Daruus Muhiim ah.
Munaasbad Geba gebo u ahayd Dowrada ayaa lagu qabtay Magaalada Buq Aqable ee Gobalka Hiiraan waxaana ka soo qayb galay Culumo, Hogaamiyaal dhaqan iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Kelemaad Muhiim ah ayaa Munaasabadda laga jeediyay waxaana Xubnaha Goobta ka hadlay ka mid ahaa Waaliga Wilaayada Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan.