Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 29-01-1445, oo ku beegan 16-08-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 16 08 2023