HomeAll newsDhageyso: Hogaamiyihii Fagnar oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Moscow.

Dhageyso: Hogaamiyihii Fagnar oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Moscow.

Daqiiqado ka hor waxaa warbaahinta caalamka qabsaday khabar la xiriira geerida Yevgeny Prigozhin oo ahaa hogaamiyihii Maleeshiyaadka Murtazaqada Fagnar.

Diyaarad Helicopter ah oo uu saarnaa ayaa ku burburtay woqooyiga caasimadda Ruushka, waxaana la dhintay 9 kamid ah saraakiishii isaga ka agdhaweyd.

Halkaan Ka Dhageyso Xog ku saabsan Geerida hogaamiyaha Fagnar

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular