Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 24-01-1445 oo waafaqsan 10-08-2023, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan ka dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 10 08 2023