Rubci qarni kahor, 7-dii Agosto 1998-da waxay Mujaahidiinta Al-Qaacida camaliyaad isku waqti dhacay ku qaadeen safaaradaha Maraykanka ee Nairoobi iyo Daar Salaam oo kala ah caasimadaha wadamada Kenya iyo Tanzania, waxaana weeraradaas ka dhashey khasaare ba’an oo gaarey masaalixda Maraykanka, iyadoona camaliyaadkan ay ahaayeen bar billowga camaliyaad waaweyn oo ay AlQaacida ku beegsatay Maraykanka, kuwaasoo natiijooyinkooda maanta cid weliba ay arki karto.
Hadaba, 25 sano kadib, mu’assasada warbaahineed ee As-Saxaab oo ku hadasha afka AlQaacida ayaa baahisay kitaab uu qorey masuulkii Al-Qaacida u qaabilsanaa qorsheynta iyo isku duba ridka howlgalladaas oo lagu magacaabo Sheekh Abuu Muxamad Al-Misri.
Xalqadii hore ee saddexaad waxay noo joogtay Abuu Muxamad Al-Misri, Fazuul iyo Fahad oo degay magaalada Mombasa, bisha barakeysan ee Ramadaanna ay halkaas ugu soo gashey, hadaba muxuu ahaa arinka cabsida geliyay unugta bariga Afrika ee kasoo yeerey Afqaanistaan, waxaa sii amba qaadaya Max’ed Cali Aadan.
Halkan ka dhagayso TAXANE- WEERARADII NAIROOBI IYO DAARU SALAAM [04].mp3