HomeAll newsDHAGAYSO : TAXANE- WEERARADII NAIROOBI IYO DAARU SALAAM

DHAGAYSO : TAXANE- WEERARADII NAIROOBI IYO DAARU SALAAM [03]

Rubci qarni kahor, 7-dii Agosto 1998-da waxay Mujaahidiinta Al-Qaacida camaliyaad isku waqti dhacay ku qaadeen safaaradaha Maraykanka ee Nairoobi iyo Daar Salaam oo kala ah caasimadaha wadamada Kenya iyo Tanzania, waxaana weeraradaas ka dhashey khasaare ba’an oo gaarey masaalixda Maraykanka, iyadoona camaliyaadkan ay ahaayeen bar billowga camaliyaad waaweyn oo ay AlQaacida ku beegsatay Maraykanka, kuwaasoo natiijooyinkooda maanta cid weliba ay arki karto.

Hadaba, 25 sano kadib, mu’assasada warbaahineed ee As-Saxaab oo ku hadasha afka AlQaacida ayaa baahisay kitaab uu qorey masuulkii Al-Qaacida u qaabilsanaa qorsheynta iyo isku duba ridka howlgalladaas oo lagu magacaabo Sheekh Abuu Muxamad Al-Misri.

Xalqadii hore ee labaad waxay noo joogtay Haaruun ama Fazuul oo yimid Suudaan, laakiin ka baaqday safarkii Afqaanistaan, hadaba maxay tahay howsha loo direy, kaalin noocee ah ayuuna ku lahaa howlgalladii Nairoobi iyo Daaru Salaam, waxaa sii amba qaadaya Maxa’ed Cali Aadan.

Halkan ka dhagayso Taxane- Weerarada Nairobi iyo Daaru Salaam.[03].mp3

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular