HomeAll newsDEG-DEG: Weerar Cagmarin ah Oo ka socda Deegaanka Cowsweyne ee Galgaduud.

DEG-DEG: Weerar Cagmarin ah Oo ka socda Deegaanka Cowsweyne ee Galgaduud.

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Coswayne ee gobolka Galgaduud ayaa tilmaamaya in ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay saaka halkaas ku qaadeen weerar culus.

Weerarka ayaa ku billowday camaliyad Nafhurnimo ah, waxaana kadib saldhiga u daatey ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Waxaa lasoo warinayaa inuu jiro khasaare culus oo gaaray ciidamada Dowladda Federaalka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular