Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay dagaalkii Coosweyne ku qabteen maxaabiis nool nool oo katirsan ciidamada Dowladda federaalka.
Deegaanka ayaa marti geliyay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda federaalka,
Khasaare lixaad leh ayay soo warinayaan ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo, waxaana hadda deegaanka si buuxda ula wareegey ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Waxaa jira gaadiid iyo hub kala duwan oo u gacan galay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, si ay tilmaamayaan ilo wareedyo katirsan xafiiska Warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.