Hey’adda la magac baxday Bankiga adduunka ayaa shaaca ka qaaday iney joojisay deymihii ay ku caawin jirtay dowladda Uganda kadib markii uu madaxweyne Musaveni diiday xeerka qowmuluudka ee LGBT.
Xeerkan ayaa waxaa sidoo kale diiday madaxweynaha Kenya William Ruto, halma xukuumadda federaalka ay ansixisay iyadoo baasaboorka Soomaaliga ku qortay erayga Gender.