HomeAll newsAbwaan Caan ah oo lagu dilay magaalada Laascaanood.

Abwaan Caan ah oo lagu dilay magaalada Laascaanood.

Magaalada Laascaanood ee gobalka Sool waxaa wali kasii socda duqeymo wuxuushnimo ah oo xoogeystay maalmihii lasoo dhaafay.

Duqeyntii ugu danbeysay waxaa ku nafwaayay dad uu kamid yahay Abwaan caan ka ah giyiga Soomaaliyeed.

Dadka ku dhaqan magaalada Laascaanood ayaa Warbaahinta usheegay  duqeynti ugu danbeysay inuu ku dhintay Abwaan Jaamca Kadiye Cilmi.

maalmo ka horna afar ruux ayaa  dhintay duqeymo lagu garaacay xaafadaha magaalada Laascaanood.

Ciidamada maamulka Somaliland oo dagaal looga saaray Laascaanood ayaa ku sugan duleedka magaalada waxayna si joogta ah madaafiic ugu garaacaan magaalada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular