HomeAll newsXildhibaan Sareedo: "Wasiirka Amniga Adaaba Shabaab Ku Dileen Kuma Weydiinayo Qaraxa...

Xildhibaan Sareedo: “Wasiirka Amniga Adaaba Shabaab Ku Dileen Kuma Weydiinayo Qaraxa Kuliyadda Jaalle Siyaad”

Kulan ay maanta isugu yimaadeen xubnaha Baarlamaanka Dowladda federaalka ayaa waxaa su’aalo lagu weydiinayay wasiirka amniga ee Dowladda federaalka Doodishe.

Xillibaannada ayaa su’aalaha ay wadiinayeen waxaa ka muuqday carada ay ka qaadeen weerarkii camaliyadda ahaa ee ka dhacay xarunta Jaalle Siyaad, kaasoo gallaaftay nolosha ciidamo badan oo katirsan kuwa Dowladda federaalka.

Xillibaannada sida carada leh u hadlay oo ku jees-jeesay wasiirka amniga waxaa kamid ah Xillibaan Sareedo taasoo tiri  “Wasiirka Amniga adaaba Shabaab ku dileen oo hadda Isbitaal kasoo baxay kuma Weydiinayo Qaraxa Kuliyadda Jaalle Siyaad”

Halkan ka dhagayso hadalka Xildhibaan Sareedo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular