HomeAll newsWararkii ugu dambeeyay ee Afgembiga NIGER.

Wararkii ugu dambeeyay ee Afgembiga NIGER. [DHAGAYSO WARBIXIN]

Ciidamada ilaalada madaxtooyada dalka Niger ayaa ka dambeeyay afgembigii talada looga tuurey madaxweynihii dalkaas Muxamad Baazuum, milliteriga ayaana markii dambe si buuxda u taageeray.

Bayaan laga jeediyay telefeeshinka iyo raadiyaha dalka Niger ayaa lagu sheegay in la laaley goloyaashii xukuumadda iyo baarlamaanka, sidoo kalena la xirey dhamaan xuduudaha dalka.

Halkan ka dhagayso Warbixin Afgembiga Niger

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular