HomeAll newsSAWIRRO+CODAD: Dhaawacyada Duqeyntii Maraykanku ka geystay Bisiq-cade.

SAWIRRO+CODAD: Dhaawacyada Duqeyntii Maraykanku ka geystay Bisiq-cade.

Warbaahinta Islaamiga ah ayaa sawirro kasoo qaaday dadkii shacabka ahaa ee galabnimadii maanta diyaaradaha Maraykanku ku duqeeyeen deegaanka Bisiq-cade oo hoostaga magaalada Buur-hakaba ee gobolka Baay.

Dadkan dhaawacmey ayaa la dhigay xarumaha caafimaadka, halkaas oo xaaladooda lagula dabiibayo, waxaana ka muuqda dhaawacyo kala duwan.

Marka laga soo tago dadka ku dhaawacmay duqeyntan oo tiradoodu gaareyso 10 ruux, waxaa jira in duqeymahan Maraykanku ka geysteen deegaanka Bisiq-cade ku dileen 5 ruux oo shacab ah.

Halkan ka dhagayso Waraysi laga qaaday dadka dhaawacyada

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular