Channelka Al-Kataa’ib ee wararka ayaa baahiyay muuqaal kooban oo lagu soo bandhigayo qaraxyo xoogan oo gobolka Laamu ee xeebaha Kenya lagula beegsanayo ciidamada Kenya.
Dhamaan qaraxyada lagu soo bandhigayo muuqaalka waxaa la arkayaa iyagoo si adsag u qabanay gawaarida ay saaranyihiin ciidamada Kenyaatiga ee lagu beegsanayo.