Wax yar ka hor magaalada Muqdisho waxaa laga maqlay dhawaqa jug culus sida ay Alfurqaan usheegeen qaar kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Muqdidho ee caasimada Soomaaliya.
Wararka naga soo gaaraya Muqdisho waxay sheegayaan in howgal nafhurnimo ah lagu qaaday mid kamid ah xarumaha ciidamada dowladda.
Naftii hurre katirsan xarakada Alshabaab ayaa beegsaday ciidamo ka tirsan dowladda kuwaasi oo ku sugnaa gudaha xerada kuliyadda Jaala siyaad ee magaalada Muqdisho.
Camaliyada ayaa dhacday xili ay feelsanaayeen ciidamada, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh sida ay xaqiijinayaan illo wareedyo mas’uul ah.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.