Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 10-01-1445, oo ku beegan 28-07-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir
Halkaan ka dhegeyso war subax 28 07 2023