Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 13-01-1445, oo ku beegan 31-07-2023, Warka waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan Ka Degso Warka Duhurnimo 31 07 2023