Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 15-12-1444, oo ku beegan 03-07-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Ciise.
Halkan Ka Degso War Duhur 03 07 2023