HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha Iyo Kuliyadda Jaalle Siyaad.

Dhageyso Diiradda Jimcaha Iyo Kuliyadda Jaalle Siyaad.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay weerarkii Kuliyaddii Jaalle Siyaad, waxaana ka qeyb galay waxgarad iyo aqoonyahano.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 28-07-2023

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular