Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 28-12-1444 oo waafaqsan 15-07-2023, Dhuuxa waxaa caawa soo Jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.